Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka bilowday tababar ku saabsan mudnaanta iyo xasaanadda diblomaasiyadeed, kaas oo loogu talagalay saraakiil ka kala…
HAJI
Maamulka Koonfur Galbeed oo xoojinaya amniga Baydhabo iyo magaalooyinka waaweyn ee DGKS.
Maamulka Koonfur Galbeed oo xoojinaysa amniga Baydhabo iyo magaalooyinka kale Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegtay inay xoogga saarayso sugidda amniga magaalada Baydhabo iyo guud ahaan magaalooyinka ku yaalla deegaannada…
Hoggaanka Koonfur Galbeed oo lagu amaanay qorshiisa lagu xoojinayo amniga magaalooyinka degmooyinka kaddib la wareegitaanka Qansaxdheere buurhakabba.
Baydhabo — Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa wada qorshe la doonayo in lagu xoojiyo amniga degmooyinka maamulkaasi, kaddib markii ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee…
Dowladda Soomaaliya iyo boqortooyada Sacuudiga carabiya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhanka warbaahinta, dhaqanka iyo dalxiiska guud labada dal.
Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Axmed Bin Maxamed Al-Muwallad,…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ku baaqay dardargelinta sharciyada ilaalinta xuquuqda haweenka iyo carruurta
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa kulan la yeeshay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadannimada ee Golaha Shacabka.…









