Qoyska, ehelka iyo asxaabta Marxuumad Ayeeyo Aamina ayaa isugu yimid munaasabad diini ah oo lagu sameeyay Digri iyo Alle Bari, iyadoo Alle looga baryay inuu u naxariisto Marxuumadda, dembigeedana dhaafo.…
Author
HAJI
Madaxweyne Xasan Sheekh: Xuutiyiintu waxay xasillooni-darro ka wadaan gobolka, waxayna carqaladeynayaan maraakiibta Bab al-Mandab.
written by HAJI
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xuutiyiinta Yemen ku eedeeyay inay qayb ka yihiin xasillooni-darrada gobolka, isla markaana ay carqaladeynayaan isu-socodka maraakiibta ee marin-biyoodka Bab al-Mandab. Wareysi gaar ah oo…
Madaxweynayaasha Soomaaliya, Masar iyo Eritrea, iyo Guddoomiyaha Golaha Madaxbannaanida Ku-meelgaarka ah ee Suudaan, ayaa 4-tii Oktoobar 2026 magaalada El Alamein ee dalka Masar ku kala saxiixday heshiis afar geesood ah…
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya. Kulanka ayaa…








