Laamaha amniga ee magaalada Baydhabo ayaa soo gabagabeeyay baaritaanka dhacdadii gabadhii yarayd ee Ikhlaas Ibraahim Amiin, oo meydkeeda Jimcihii laga helay xarun caafimaad oo ku taalla xaafadda Xaqsoor ee magaalada…
Author
HAJI
Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva kula kulantay mas’uul ka tirsan OHCHR.
written by HAJI
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan gaar ah kula qaadatay Ms. Awa Dabo, Ku-Xigeenka Wakiilka…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Al-Calamayn, Masar, kana qeybgalaya Madasha Ganacsiga Afrika
written by HAJI
AL-CALAMAYN, Masar — 2 Oktoobar 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada cusub ee Al-Calamayn ee dalka Masar, halkaas oo uu kaga qeybgalayo Madasha Ganacsiga Afrika…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduqaadir maxamed Nuur, ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Baarlamaanka Uganda, Jacob M. Oboth. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray…









