Ugu yaraan lix qof oo rayid ah ayaa la soo wariyey inay ku dhaawacmeen mid kallena dhaawicii soo gaaray u dhintay duqeymo cirka ah oo habeenkii 25-ka Sebtembar ka dhacay…
HAJI
Waxaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku geeriyootay, Alle ha u naxariistee, Marxuumad Aamina Sheekh Maxamed Dooyow. Geerida Marxuumadda ayaa murugo iyo tiiraanyo ku beertay ehelkeeda, qaraabadeeda, asxaabteeda iyo…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Issack Mohamed Issack (Korsaar), ayaa kormeer ku tagay xarumaha ay deggen yihiin ciidamada Birmadka ee ku sugan magaalada Baydhabo. Wasiirka…
Guddiga Maaliyadda Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed oo Booqday Wasaaradda Maaliyadda.
Guddiga Maaliyadda, Ganacsiga iyo Qorsheynta ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Wasaaradda Maaliyadda Koonfur Galbeed, halkaas oo ay kulan kula yeesheen madaxda…
Wasaaradda Warfaafinta Koonfur Galbeed oo Kulan la Yeelatay Saxaafadda Madax-bannaan.
Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Hanuuninta Dadweynaha ee Koonfur Galbeed ayaa galabta kulan la yeelatay qaar ka mid ah saxafiyiinta iyo warbaahinta madax-bannaan ee ka howlgasha deegaanada maamulka. Kulanka ayaa diiradda…








