Madaxweynaha Itoobiya, Taye Atske-Selassie, ayaa khudbad uu ka jeediyay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee 81-aad ee ka socda New York ku celiyay in Itoobiya ay u baahan tahay marin…
Author
HAJI
Kusimaha Madaxweynaha JFS oo Kormeer Shaqo ku Tegay Taliska Ciidanka Cirka Soomaaliyeed Muqdisho.
written by HAJI
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac, oo uu weheliyo Wasiirka Gaashaandhigga, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa kormeer shaqo ku tegay Taliska Ciidanka…
Gabar yar oo lagu magacaabo Ikhlaas, taas oo tan iyo Arbacadii laga waayay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay, ayaa galinkii dambe ee maanta meydkeeda laga helay xaafadda Xaqsoor. Sida ay…
Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Baydhabo laga daahfuray maxaa loogu hadlay?
written by HAJI
Hoggaamiyaha Dowlad Gobolled Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa magaalada Baydhabo si rasmi ah uga furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur…









