Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, H.E. Nur Sidow Baba, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 29-ka Sebtembar 2026, magacaabay Cabdinaasir Maxamed Cabdiraxmaan (Musharaf) inuu noqdo…
HAJI
Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Milatari ee Islaamiga ah ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Mohammed Al-Moghedi, ayaa magaalada Dakar kulan kula yeeshay Wasiirka Ciidamada Senegal, Yankhoba Diémé. Kulanka ayaa diiradda…
Sheekh Aadan Madoobe oo booqday dhaawacyadii Baydhabo dadkii rayidka ahaa, iyo Dowaladda isu taga Imaaraadka oo eedeyn culus loo jeediyay.
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa booqasho ugu tagay dadka rayidka ah ee ku dhaawacmay rabshadihii iyo qaraxyadii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Baydhabo.…
Gudoomiye Maxamed Siidow ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Magacaabistan ayaa qayb ka ah isbeddellada lagu xoojinayo maamulka degmada, iyadoo Guddoomiyaha cusub laga filayo…
Guddiga Doorashooyinka oo faahfaahin ka bixiyey doorashooyinka Galmudug iyo Hirshabeelle iyo Dowlad goboleedyada kale halka ay marayaan hanaanka doorosho.
Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Saadiq Abshir Garaad, ayaa faahfaahin ka bixiyey doorashooyinka golayaasha deegaanka ee maanta ka bilaabmay dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle. Saadiq Abshir Garaad ayaa sheegay…










