Xoghayaha Arrimaha Dibadda dowladda UK Philip Hammond ayaa maalinta lagu wadaa in booqasho hal maalin ah ku yimaado magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Mr Hammond ayaa la kulmi doona Madaxda…
Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Britain Philip Hammond oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa…
Daawo Sawiro -Akhriiso):- Munaasabad Lagu AbaalmarInayeyCiidinkii Fuliyey Howlgalkii Reydabooo Ka Dhacdey Degmada Buur Hakabo ee Gobalka Bay.
Wefdigaan Maanta gaarey degmada buur hakaba ee gobalka bay ayaa waxaa hogaaminayey wasiirka wasaarada hubka dhigista dhaqancelinta iyo tababarada maleyshiyaadka koonfur galbeed oo ay qeyb Ica ahaayeen wasilrka wasaarada maallyada…

Dhageyso:-Wareysi Gudoomiyaha Maxdamada Sare Ee Maamuka K.G Somaliya Axmed C/laahi Xuseen Fanax
Baydhabo–WNN–Gudoomiyaha Maxdamada Sare Ee Dowlada Koonfur Galbeed Somaliya Axmed C/laahi Xuseen Fanax golaha ayaa u waramay warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya adeega garsoorka maamulka KGS inta la dhisay howla badan ayuu…
Diinsoor{WSR}Ciidamda Boliiska Gaarka ah ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa burburiyay Saldhig deegaanka Misre ee degmada Diinsoor ay ku lahaayeen Al-shabaab. Sarkaal Katirsan ciidamada Boliiska Gaarka Ayaa Waxaa Uu IDACADA…
Dhageyso:- Barnaamijka Waasaniyo Warsan Subaxanimo ee Magalada Baydhabo WaasaSoo Saare Iyo Soo Jeediyey Waa Wariye Siidcali Muuse Maxamed Ateera
barnaamijka waasan iyo warsan subaxanimo Ee magalada baydhabo janaay waasaSoo Saare Iyo Soo Jeediyey Waa Wariye Siidcali Muuse Maxamed Ateera Farsamadii Shukri Ismaciil Axmed Shukri Bidhaan Dhageyso:- Barnaamijka Waasaniyo Warsan…