Baydhabo{WSR} Wararkii subaxnimo Idacada Warsan Radioee Magaalada Baydhabo Ee Gobalka Bay ee Soo Saarida Barnaamij ka Iyo Aqriska Waa Siid cali Muuse Maxamed {ateera} Farsamada Feysal Dhaayow Xuseen,, Dhageyso:-Wararkii…
Warsan Radio
Daawo: Madaxweyne Shariif xaan Oo Kormeerey Dhismaha Cusub Ee Loogu Talagaley Shirka Madashada Wadatashiga Qaran
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa maanta booqdey dhismaha cusub loogu talagalay in ay degaan wafuuda ka imaan doonto Maamul Gobaleedya iyo Dowlada federaalka. Shirka…
Dhageyso:Mas’uuliyiin Ka tirsan KGS Oo Gaarey Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool
Tiyeeglow(WNN)-Wefdi Uu Hogaaminaayo Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamanka Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Nuur Macalin Ibraahim Oo Ay Ku Hewliyaan Wasiirka Maaliyada Sheeq Xasan Lagbuur,Taliyaha Ciidamada Booliska Gaarka Ah Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed…
Akhriso:CODSI BOROBOOSAL Dhismaha xafiisyada Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradda Madaxtooyada, ee Maamul-Goboleedka Ku-meelgaarka ah ee Koonfur-Galbeed, Soomaaliya
Dhismaha xafiisyada Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradda Madaxtooyada, ee Maamul-Goboleedka Ku-meelgaarka ah ee Koonfur-Galbeed, Soomaaliya Martiqaad ka-soo-qaybgal Tartan Qandaraas Lr: GD-SW-08 Somalia Stability Fund (SSF) waa sanduuq ay deeq-bixiyayaal badan wax…
Dhageyso:-Wararkii subaxnimo Idacada Warsan Radioee Magaalada Baydhabo Ee Gobalka Bay ee Soo Saarida Barnaamij ka Iyo Aqriska Waa Siid cali Muuse Maxamed {ateera}
Baydhabo{WSR} Wararkii subaxnimo Idacada Warsan Radioee Magaalada Baydhabo Ee Gobalka Bay ee Soo Saarida Barnaamij ka Iyo Aqriska Waa Siid cali Muuse Maxamed {ateera} Farsamada Feysal Dhaayow Xuseen,, Dhageyso:-Wararkii subaxnimo…
