Warar hoose oo naga soo gaaraya dhanka Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud uu xil ka qaadis ku sameyn doono Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Somalia…
Author
Warsan Radio
Sawiro: Koob Looga Magacdarey Nabada Iyo Is Dhexgalka Bulshada Oo Baydhabo Lagu Soo Gebo Gabeeyey
written by Warsan Radio
Koob kubada cagta oo ay kutartamayeen tobanka xaafadood ee magaalada Baydhabo looguna magacdaray Nabada iyo isdhexgalka ayaa Baydhabo lagu soo gebagebeyey. Koobkan loogu magacdaray nabadda iyo isdhexgalka ayaa waxaa kutartamayey…
DHAGEYSO:- Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo Waxba kama Jiraan ku Tilmaamey inay Doonayaan Mudo kororsi
written by Warsan Radio
MUQDISHO–WNN:- Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo Waxba kama Jiraan ku Tilmaamey inay Doonayaan Mudo kororsi HOOS KA DHAGEYSO CODKA JAWAARI http://haatufmedia.com/wp-content/uploads/2016/06/War-Nimbuzz-G.Barlamanka.mp3 DHAGEYSO:- Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo Waxba kama Jiraan ku…
