WAA SAWIRKA NINKA KU DHINTAY RASAASTA AY FUREEN MALEESHIYAADKA HUBEYSAN Maleeshiyaad hubeysan ayaa rasaas ku furay Goob ay dhalinyaro ku sugneyd oo kutaalla meel aan sidaas uga fogayn school Cumar…
Waxaa mararka qaar rasaas teel teel ah laga maqlayaa gudaha Hotelka Raysa ee Xeendaabka Madaxtooyada Soomaaliya, halkaas oo xalay fiidkii rag huebysan ay ku qaadeen weerar ku billaawday qarax. Hotelka…
Laamaha Ammaanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ku dhawaad 20 saacadood kadib ay soo afjaraan weerarkii lagu qaaday Hotelka Villa Rose oo kuyaalla inta u dhaxeeysa…