Hoos ka dhageyso Warka Subaxnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilal Hilal Shueb.
Author
Warsan Radio
Dowladdaha Sacuudiga iyo Australia oo u digay Muwaadiniintooda ku sugan Pakistan
written by Warsan Radio
Dowladdaha Sacuudiga iyo Australia ayaa ugu dambeeyey Dowladaha Digniinta ka soo saaray cabsi la xiriira weeraro ka dhaca Caasimadda dalka Pakistan ee Islamabad. Safaarada Sacuudiga ku leedahay Caasimadda Pakistan ee…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny Kydeyooy qeybtiisa 27 haweenka ganacsatada ah ee Soomaalidu xariir ganacsi mala samayn karaan meelo ka baxsan dalka ? barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBC Media…
Odayaashii Reer Xaaji Saleemaan ee heshiiska la galay AS oo Muqdisho la keenay
written by Warsan Radio
Waxaa Maanta magaalada muqdisho diyaarad ku keentay Saddexdii Oday Dhaqameed ee kasoo jeeday Beesha Reer Xaaji Saleemaan, kuwaas oo dhawaan degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug heshiiska kula galay Ururka Al-Shabaab.…









