Al-Sabaab ayaa la sheegay inay isaga baxeen degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo muddo tobanaan sano ah ay maamulayeen kadib markii ay ku dhawaadeen Ciidamada dowladda iyo dadka degaanka.…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynayaasha Soomaaliya & Jabuuti oo ka wada hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti oo ay wehelinayaan Wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan Labada dal ayaa yeeshay wada-xaajoodyo ku saabsan xiriirka Soomaaliya iyo…










