Wareegto kasoo baxaday Xafiiska Gudoomiayaha Dagmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa lagu mamnuucay Hubka sharci darada ah iyo rasaasta bilaa micnaha loo rido. Qoraalka kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha…
Author
Warsan Radio
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 12-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo Maanta qabsoomay. Shirka ayaa waxaa looga hadlayey…
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa u Magacaabay Mudane Cusmaan Macalin Cabdi Ibraahim in uu noqdo La-taliyaha Arimaha Golaha Wakiilada Dowladda Koonfur Galbeed. Hoos ka…










