Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan saacado socday la qaatay saraakiisha ciidanka nabad ilaalinta qeybta 3-aad ee ATMIS eek u sugan Magaalada Baydhabo.…
Author
Warsan Radio
Afhayeenka Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Saadaq Doodishe oo ka hadlay dil maanta ka dhacay degmada Xamarweyne ayaa sheegay in dilkaas uu geystay Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Deegaanka, isla markaana…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta la kulmay Guddiga Amnigga Koonfur Galbeed isagoo kala hadlay sugidda Ammaanka magaalada Baydhabo iyo nawaaxigeeda. Guddiga Amniga Koonfur Galbeed ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










