Wararka ka imaanaya Koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Halkaas uu ka bilawday Abaabulka howlgal ka dhanka ah Al-Shabaab oo ay iska kaashanayaan ciidamada dowlada Federaalka & Ciidamadda Maamulka Galmudug.
Ciidamada is garab sanaya ayaa Hawlgalladada ka wada deegaanno hoostaga wisil, Qaayib iyo degmada baxdo oo ka tirsan Koofurta gobolka Mudug
Sidoo kale Saraakiisha Ciidamada Dawada ee ku sugan Koofurta Gobolka mudug ayaa sheegay in ay doonayaan in Al-Shabaab laga saaro deegaannada maamulka Galmudug uu ka taliyo.
Ciidanka Hawlgalka ka wada Koofurta Gobolka mudug ayaa Safar dhul ka ah ku tagay Koofurta gobolka mudug waxana ay ka amba baxeen magaalada muqdisho.