Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho kulan ay isku yimaadeen Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Soomaaliya. Shirkaan ayaa diirada lagu saaraya arrimaha horumarinta…
Author
Warsan Radio
Xukuumadda Soomaaliya Oo Horumarin Ku Sameynaysa Garoomada Kubadda Cagta Caasimadda Muqdisho
written by Warsan Radio
Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Agaasimaha waaxda ciyaaraha ee wasaaradda ayaa kormeeray garoomada ciyaaraha ee ku…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Muqdisho oo lagu soo gebagebeeyey Shirweyne lagu lafaguray dhibaatada maandooriyuhu ku hayo bulshada
written by Warsan Radio
Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagusoo gabagabeeyay shirweyne looga hadlayay dhibaatada maandooriyuhu uu ku hayo bulshada, gaar ahaan dhallinyarada, waxana muddo laba maalmood ah oo uu socday shirweynahani, lagu…










