Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Dhalanyarada ee Idaacada Warsan oo idin soo diyaariyay sadam Hilal.
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
MD Xasan Shekh” Mardhow waxaa la arki doonaa Shaqsiyaad waaweyn oo musuq maasuq Maxkamad loo soo taagay”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la dagaalanka musuq maasuqa ee dowladdiisa uusan ku ekayn shaqaalaha hoose ee hay’adaha dowladda.Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay…
Waziirka Cadaaladda “Waxaan Galmudug u joognaa in aan xididada u siibno Al-shabaab”
Ilaa iyo Shantii bishan waxaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ku sugnaa madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Federaalka.Joogitaanka madaxweynaha ayaa qeyb ka…
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay dishay dagaalamayaal ka tirsan AL-Shabaab
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Howlgal qorsheysan oo ciidanka Qaranka oo kaashanayaa saaxiibada hawlgalka Maraykanka ee Africom ay dileen xubno ka tirsan dagaalaamayasha AL-Shabaab.Howlgalka oo xilli hore oo saakay ah…










