Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa ka socda deegaanka Basra oo dhaca inta u dhexeysa Balcad iyo Afgooye, dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii…
Warsan Radio
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Aqalka martida kulan kula yeeshay Safiirka UK ee Soomaaliya Mike Nithavrianakis oo Maanta gaaray magaalada Kismaayo.Kulanka ayaa lagaga hadlay Dagaalka…
MW Xasan Sheekh oo kala hadlay QM qorshaha xasilinta ee degaanada la xoreeyey
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing.Madaxweynaha iyo Ergeyga ayaa ka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Dagaal u dhexeeyay ciidanka daraawiishta Maamulka Jubbaland iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxa uu saacadihii lasoo dhaafay deegaanka Baarsanguuni oo dhaca duleedka magaalada kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.Wararka…










