Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Marwo Catriona Laing oo uu wehliyo Mudane Paul Partner oo ah…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay Shirka Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir oo todobaadkaan loogu hadlay Dib-u-dhiska Caasimadda, Dar-dargelinta Barnaamijka dalkaaga ku dhiso…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo sheegay in Al-Shabaab laga saari doono degaannada ku hareereysan Wabiga Shabeelle
Iayada oo howgallo horleh ay ka billaawdeen degaano iyo degmooyin katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, sigaar ah degmooyinka xiga dinaca xaduudka Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka hadlay Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe…
Shariif Sheekh Axmed iyo Cali Guudlaawe oo Heshiis Beeleed kusoo Gaba-gabeeyay Sh/dhexe
Deegaanka Burka Diirimeed oo ka tirsan Shabeelleada Dhexe ayaa xalay lagu soo gabagabeyay heshiis ay gaareen beelo walaalo ah oo maalmahaan ay waan-waantooda ka socotay degaankaas.Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali…
Shir u socday muddo 2 maalin ah Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu soo gebagabeeyey magaalada…










