Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB ayaa howlgal miino baaris ka sameeyay degaanka Daaru-nimco iyo degaannada ku dhow dhow, halkaas oo mararka qaar lagu arko Xubno katirsan Al-Shabaab.Ciidamada ayaa…
Warsan Radio
Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS, Xasan Macallim Maxamuud, ayaa magaalada Dhuusamareeb ka wada abaabulka duullaanka dowladdu ay horumuudka ka tahay ee lagu xoreynayo deegaannada Al-Shabaab kaga sugan yihiin maamulkaasiWasiir…
Somaliland oo shaaciyay tirada Ciidanka looga dilay Dagaalkii ay la galeen Jabhada
Taliska Booliska Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo shalay dhexmaray jabhada hubeysan ee kasoo horjeeda Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi iyo ciidanka Booliska Somaliland, dagaalkaas…
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in bahda Waxbarashadu ay yihiin naftood hurayaal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SoomaaliyaXamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in bahda waxbarashadu ay yihiin naftood hurayaal xili adag u kacay waxbaridda ubadka Soomaaliyeed, isla markaana ka soo dhalaalay kaalin muhiim…
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxuyidiin ayaa la kulmay saraakiil sare oo katirsan xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.Kulankan ayaa looga hadlay xaaladda kala guurka amni ee Soomaaliya, gaar…










