Dawlada Fedeelka Soomaaaliya ayaa Guulo ka sheegatay Hawlgallo laga kaga sameeyay tuulooyin hoostaga Degaanka Daaru nicam ee gobolka shabeelada DhexeCutubyo ka tirsan Ciidamada Kumaandooska Dana bee xoogga dalka soomaaliyea ,…
Warsan Radio
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Federaalka Soomaliya Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa heshiis Caalami oo wadaag ah oo la xiriira Hawada iyo Duulista la gashay dhiggeeda wasiirka Gaadiidka Kenya…
RW Xamse oo ballan-qaaday in hoos loo dhigayo kharashaadka badan ee lagu tago Xajka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu soo gunaanadayey hawlaha xajka ee sannadkii tagay, taas oo lagu qiimeynayey qorsheyaasha hirgalay iyo caqabadihii soo food-saaray…
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise sharciyeedka Xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed.Hindise Sharciyeedkan oo ay soo gudbisay Wasaaradda Haweenka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Nin Falastiini ayaa geeriyooday, halka afar kalena lagu dhaawacay Hawlgal ay Milliteriga Israel xalay ka fuliyeen Xerada Qaxootiga Tulkaram oo ku taalla Waqooyiga dhulka La-haysto ee Daanta Galbeed ee Falastiin.Ilo-wareedyo…
Laamaha Amniga Galmudug iyo Maamulka dowlad degaanka oo ka wada hadlay amniga xaduudaha
Taliyaha Saldhiga Booliiska degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud oo ay Wehlinayeen Saraakiil Ciidan iyo madax Qaybeedka Amniga Xaduudaha maamulka Degmada Caabudwaaq ayaa kulan looga hadlayay iskaashiga dhinaca amniga iyo wada…










