Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaa in Ciidamada Booliska degmadaas ay duleedka Magaalada ka sameeyeen howlgallo kala duwan, kaas oo lagu soo qabtay…
Warsan Radio
Hawlgal Qorshaysan ayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibadooda caalamiga ah saaka ka fuliyeen xarun Al-Shabaab ku leeyihiin deegaanka Mukayle oo ka tirsan Degmada Buulo burde ee Gobalka Hiiraan.Saraakiisha Ciidanka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Siihayaha Safiirka ahna Safiir ku-xigeenka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Mudane Shane Dixon, oo ay isla soo qaadeen…
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeeray Garoonka cusub ee Diyaaradaha Degmada Cadale oo dhismihiisu uu gabo- gabo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe ) oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa maanta kulan la qaatay guddoonka Golaha Aqalka Sare ee BJFS.Kulanka…










