Hoos ka dhageyso: Dood wadaag ku saabsan sidee Hooyada naasnuujin iyo shaqo isku wadi kartaa? Dood wadaag ku saabsan sidee Hooyada naasnuujin iyo shaqo isku wadi kartaa? was last modified:…
Warsan Radio
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Safar Shaqo kuso gaaray Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay.Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Degmada, Saraakiisha Amniga iyo Qeybaha kala duwan…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cali Doodishe iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan ku saabsan dardargelinta amniga Caasimadda iyo Dagaalka…
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS oo maanta Golaha Shacabka hor tagay
Xildhibaannada Golaha shacabka oo maanta markale kulan ku leh xaruntooda villa Hargeysa,waxana hortagay Golaha maanta Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda federaalka Soomaaliya Madane Xasan Macalin.kaa oo waxa laga weydiinayay…
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo Xafiiskiisa ku qaabilay lataliye xamse warfaa
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Mudane Xamse Warfaa.Lataliyaha…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis, waxaana kulankooda ay ka wada hadleen sii xoojinta…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










