Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa soo geba-gabeeysay dhageysiga dacwad loo heysto Xidigle Boolis Maxamed Tahliil Cabdi oo lagu eedeeyay in uu gatay laba Qoray oo AK47 ah oo…
Author
Warsan Radio
Sheekh Shariif & Guudlaawe oo ku baxay xalinta Dagaal beeleed kale oo dhacay
written by Warsan Radio
Madaxweynihii ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeele Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ayaa maanta gaaray Magaalada Biya Cade ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.Sheekh Shariif iyo Madaxweyne…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










