Dagaalame kaa tirsanaa Alshabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda Federaalka, ee ku sugan qaybo Ka mid ah Gobolka Galgaduud.Saaraakiisha Ciidanka Dowladda ee Gobolkaasi ayaa soo bandhigay Maxamed Coloow Maxamed…
Warsan Radio
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo gacan ka helayay kuwa dadka deegaanka ayaa maanta howlgallo ka sameeyay deegaanno hoostaga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas ay ku sugnaayeen dagaalamayaal katirsanaa Al…
Puntland oo DFS ku eedeysay inay isbaaro u dhigatay deeqaha loogu talo galay
Maamulka Puntland ayaa sheegay un Dowladda federaalka Soomaaliya in ay isbaaro siyaasadeed u dhigatay mashaariicda horumarineed iyo deeqaha Caalamiga ah ee magaca Soomaaliyeed lagu bixiyo.Wasiirka Maaaliyadda Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad,…
Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka XFS Mudane Xasan Macalim,Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle iyo Wafdi ay hoggaaminayan ayaa maanta Gaaray Magaalo madaxda Dowladd Goboledka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar-gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka Galmudug oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo Kuxigeenkiisa Cali Daahir Ciid.Madaxweynaha…










