Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo khamiis ah ku dhawaaqday inay maamul kumeel gaar ah u aqoonsatay Maamulka SSC-Khaatumo ee uu hoggaamiyaha ka yahay Cabduqaadir Axmed Ow-Cali Firdhiye.Wasiirka Wasaaradda arrimaha…
Author
Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa gaaray degmada Xudur…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Dhageyso: Qeybtii 5aad Barnaamij ku saabsan iskaashiga Somaaliya iyo Mareykanka gaar ahaan Xadgudub ku salaysan jinsiga (Haweenka). Dhageyso: Barnaamij ku saabsan iskaashiga Somaaliya iyo Mareykanka was last modified: October 20th,…










