Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed, goleyaasha kala duwan iyo…
Author
Warsan Radio
MW Xasan Sheekh oo Odayaasha dhaqanka KGS kala hadlay qorshaha xoreynta dalka
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Koonfur-galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa kala hadlay waxgaradka iyo dubabka dhaqanka Koonfur-galbeed qorshaha qaran ee xoreynta dalka.Madaxweynaha ayaa la…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo khamiis ah magacaabay Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Puntland, kaasi oo bedelaya mas’uuliyiin ka horreeyay ee xilkaasi…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo wafdi wasiiro iyo xildhibaano uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow soo gaaray magalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool.Guddoomiye…










