Degaano iyodegmooyin katirsan gobolka Gedo waxaa Maalmihii la soo dhaafay si xowli ah uga da’ayay roob watay daadad xoogan sidoo kalena kajiray fatahaad uu sameeynayay Wabiga Jubba, waxaana ka dhashay…
Author
Warsan Radio
Waxaa saaka degan xaaladda Magaalada Jowhar gaar ahaan wadada aada dhinaca garoonka diyaaradaha, halkaas oo shalay ay ku dagaalameen Ciidamo katirsan kumaandooska DANAB iyo Ciidamo katirsan kuwa Madaxtooyada Hir-Shabeelle oo…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, waxaana halkaas ku soodhaweeyey Guddoomiye ku xigeenka hay’adda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










