Madaxda dhammaan hay’adaha waaweyn ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ku baaqayaan “xabad joojin degdeg ah oo bini’aadantinimo” iyagoo muujiyay muhiimadda ay leedahay arrintaan ah…
Author
Warsan Radio
RW Ku-xigeenka Xukuumadda oo kulan deg deg ah la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan deg deg ah la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed, kaas oo looga jawaabayo dhibaatooyinka ay sababeen roobabka dayrta ee ka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










