Taliska ciidanka dhulka ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka ay toogteen qof naftii hallige ah, oo doonayay inuu isku qarxiyo albaabka laga gelo kulliyada jaalle siyaad ee magaalada Muqdisho. Warsaxaafadeed…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii la soo dhaafay ku fatahay deegaannada Buula-mareer iyo Golweyn ee gobolka Shabeelaha hoose, waxaana sawiro halkaas laga soo qaaday muujinayaan saameynta fataahadda. Dadka degaanka ayaa soo…
Eedaysane la sheegay in degmada Guriceel uu ku dilay Ganacsade oo gacanta lagu dhigay
Ciidamada ammaanka Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay Eedaysane la sheegay in dhawaaan uu dil ka gaystay Gudaha Magaaladaasi, kadibna baxsaday.Hawlgallo ay sameeyeen Ciidamada Amniga ayaa waxaa…
Lafta-gareen oo Baydhaba ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey RW Ku-xigeenka Dalka
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac…










