Kadib Kulan ay Maanta ku yeesheen Magaalada Garoowe Daladda Siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ayaa waxaa ay soo saareen jadwalka doorashada Maamulka Puntland oo hal dhinac ah. Qoraal kasoo baxay Dallada ayaa…
Author
Warsan Radio
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amar siiyay Maamulada Gobolada Sh/ Dhexe iyo Hiiraan
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo u kuurgalayay saameynta ka dhalatay roobabkii maalmahaan ka da’ayay Magaalada Jowhar ayaa maanta booqday qeybo kamid ah xaafadaha Magaalada Jowhar. Madaxweynaha oo kormeerkiisa ay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










