Dagaal u dhexeeyay ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee ATMIS gaar ahaan uga Uganda iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay gudaha magaalada Buulo-mareer ee Gobolka Shabeellaha Shabeellaha Hoose.…
Warsan Radio
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Nuuradiin Maxamed Khaliif u magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Jubaland. Nuuradiin ayaa hore u ahaa xeer ilaaliyaha Ciidamada Jubbaland Madaxweyne Axmed Madoobe…
Magaalada Garowe ee Caasiamda Dawlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ka taagan Xiisad dagaal oo u dhexeysa Madaxweyne Deni iyo siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland. Wararka ka imaanaya Magaaladaas ayaa sheegaya in labada…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Wasiirka gaashaan-dhigga XFS, qaar ka mid ah golaha wasiirada koofur gabeed iyo masuuliyiin kale ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey maanta Magaalada Diinsoor…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Maj Gen (Rtd) Thomas Chepkuto, oo dhameystay muddo xileedkiisa danjirimo. Mudane Xasan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiis ayaa waxay ka qeyb-galyaan shirka…
Ciidanka Hoggaanka Baarista Dambiyada dowlad goboleedka Puntland ee katirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen koox ka tirsan Daacish oo Qaraxyo ku diyarinayay Magaalada Boosaaso. Ciidamada ayaa…










