Dadweyne aad u fara badan oo lulaya Calanka Filistiin ayaa si weyn ugu soo dhaweeyay, waxaana dusha sare laga arkayaa rashka. Mid ka mid ah maxbuusta Falastiiniiyiinta ah ah oo…
Author
Warsan Radio
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda dowladda Qatar Sultan Bin Saad Al Muraikhi ayaa Maanta Warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Qatar Maxamed Axmed Sheekh Cali Doodishe.…
Taliska CXD oo Turkiga kala hadlay sii wadida taageero siinta Ciidamada Xoogga
written by Warsan Radio
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay Uqeybsanaha Arimaha Ciidanka ee Dowlada Turkiga u jooga Soomaaliya G/sare Bariş bulut. Taliyaha iyo Uqeybsanaha Arimaha…










