Ciidanka Kumaandooska Gor Gor ururka Saddexaad iyo Ciidanka degaanka ayaa howlgal ay ka fuliyeen galbeedka Xarardheere waxaa ay sheegeen inay ku dileen xubin sare oo Al-Shabaab iyo dagaalamaayal la socday.…
Author
Warsan Radio
Milatariga Israa’iil ayaa siidaayay muuqaal kaamirooyinka CCTV-ga ah oo muujinaya laheysteyaal Israa’iiliyiin ah oo la geynayo isbitaalka al-Shafa, oo ah isbitaalka ugu weyn Qasa, kaddib weerarradii 7-dii Oktoobar ee Xamaas.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweyeyey magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa ka qeyb-galaya Shirka Madaxda Dalladda Bulshada Bariga Afrika oo laga sugayo…










