Magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa waxaa Maanta oo jimco ah lagu wadaa inuu ka furmo Shirka caalamiga ah ee Isbeddelka Cimmilada Adduunka (COP28), kaasi oo ay marti-gelineyso…
Warsan Radio
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka u diray Fariin ku aadan Cunuqabateeynta Hubka ee laga qaaday dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed u diray farriin ku saabsan cunaqabateynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ka hadlay dadaalka ay ku bixisay dowladda…
Ra’iisal Wasaare Xamse oo soo dhaweeyay Go’aanka Cunuqabateeynta Hubka looga qaaday Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha taariikhiga ee Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay uga qaaday Soomaaliya cunaqabteynta hubka oo saarnayd Soomaaliya ilaa…
Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo ka hadlay Muhiimadda Cunuqabateeynta Hubka ee laga qaaday Soomaaliya
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeye Guusha laga gaaray Cunaqabateydii Soomaaliya Saarneed Mudo 31 Sano S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa ugu Horeyntii…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa manta daahfuray shirka hanaanka wadashaqeynta waaxaha Dowladda Hoose ee Xamar, Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir. Furitaanka shirkan waxaa…
Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Mahad Mohamed Salaad ayaa Soo dhaweeyay go’aanka Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ay kaga qaadeen dalkeena Cunaqabataynta Hubka oo muddo dheer saarnayd. War-saxaafadeed…
Wafdigii dowladda Iran ayaa ka baxay wadahadallada shirka Cimilada ee Qaramada Midoobay ee ka socdey dalka Imaaraadka Carabta iyagoo ka mudaaharaadaya joogitaanka wakiillada Isaraa’iil Jimcihii shalay, sida ay sheegtey warbaahinta…










