Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Author
Warsan Radio
Madaxweyne Deni oo mar kale ku celiyay inuu wadahadal la galayo Mucaaradkiisa
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo socday shalay ayaa looga hadlay dardargelinta dhameystirka Doorashooyinka hal qof iyo hal cod ee Golaha Wakiilada,…
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo ka hadlay Muhiimadda qaadista Xayiraada Hubka ee saarneyd Soomaaliya
written by Warsan Radio
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed jeneraal Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Muhiimada qaadista cunaqabateyntii Soomaaliya saarneed mudo 31 Sano Jeneral Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa ugu horreyntii…










