Saacadihii la soo dhaafay Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Baay, kaas oo la sheegay in lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalka…
Warsan Radio
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la sheegay in uu kulan wadatashi ah ugu yeeray inay ku yimaadaan Xarunta Madaxtooyada Guddoonka Golaha Wakiilada Maamulkaasi Puntland. Kulanka ayaa wararka…
Ururka 48aad guutada 10-aad Qaybta 43-aad Ciidanka Xoogga dalka ee fadhigoodu yahay magaalada Buurdhuubo ayaa howlo samata-bixin ah u sameeyay shacabka ay saameeyeen fatahaaduhu. Ciidankaan ayaa shacabka u sameeyey gurmad,…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay Kaddib Shirkii Isbeddelka Cimilada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib shirkii caalamiga ahaa ee isbeddelka cimilada (COP28) oo uu kaga qeyb-galay dalka Isutagga Imaaraatka Carabta.…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









