Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheeysan ka sameeyay inta u dhexeeyso degmooyinka Beled-weyne iyo Buulo-burde ee gobolka Hiiraan, halkaas oo la sheegay inay isku aruursanayeen Xubno katirsan Al-Shabaab. Howlgalka…
Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha Dib u heshiisiinta, Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow oo horay u…
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ka diiday mudda kordhinta sannadka ah ee uu samaystay Baarlamanka Puntland Wasiirka ayaa sheegay in gebi ahaanba Wareegto Madaxweyne ama go’aan Maxkamadeed…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kaga qeyb-galaya Meertada 41-aad ee Urur-goboleedka IGAD ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo marti-gelinaya…
Madaxweynihii hore ee Puntland Senitor Cabdiraxmaan Faroole oo ku sugan magaalada Garoowe ayaa ka hadlay Arrimaha doorashada 2024. Senitor Cabdiraxmaan Faroole ayaa ugu horrayn uga mahadceliyay Madaxweyne Siciid Deni go’aankii…










