Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Author
Warsan Radio
madaxweyne Deni oo Dhaliilay wadahadalka Dowladda Somalia iyo Somaliland u furmay
written by Warsan Radio
Madaxweyanaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay wadahadallo dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland shalay oo khamiis ah uga furmay magaalada Jabuuti ee caasimadda dalkaasi. Madaxweyne Saciid…










