Xoghayaha Difaaca ee dalka Maraykanka, Lloyd James Austin ayaa la sheegay in lagu baxnaaniyo Isbitaalka Milliteriga ee The Walter Reed National Hospital ee Gobalka Maryland, oo Jiho ahaan dhanka W/Galbeed…
Author
Warsan Radio
Munaasabad lagu abaal marinayey xaafadihii kaalimaha hore ka galay tartan aqooneedkii bishii Ramadaan ayaa ka dhacday Xarunta Idaacadda Warsan.
written by Warsan Radio
Sedexdii Xaafadood ee kaalimaha hore ka gashay Tartan aqooneedkii bisha barakeeysan Ramadaan Idaacadda Warsan ayaa munaasabada lagu abaal marinayo loogu qabtay Xarunta Warsan.Munaasabadda tartamayaasha lagu abaal marinayey waxaa ka soo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah mid kamid ah kulamadooda waxaa ay ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha ayaa xalay xildhibaannada…










