Waxaa dib loo dhigay muddo labo maalin ah tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo Maamulka gobolka Banaadir, kaasi oo shalay oo jimco aheyd si…
Warsan Radio
Waxaa dalka Jabuuti kusoo dhammaaday shir wadahadal ah oo u socday Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. War-murtiyeed ka kooban dhowr qodob ayaa…
Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa xalay kulan deg deg ah ku yeeshay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland. Madaxweyne Deni…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka Taleefanka ay ku wada xiriireen dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siis ayaa ka wada hadlay xaaladda gobolka iyo danaha ay…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kumanaan Shacab ah kala qeybgalay Banaanbax ay ku diidan yihiin damaca Ethiopia
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Kuxigeenadiisa, Xoghayaha guud iyo Agaasimayaasha guud ayaa kumanaan ka tirsan shacabka Caasimadda kala qeybgalay Banaanbax…










