Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta tababar usoo xiray ciidamada loogu talagalay inay qayb ka noqdaan Ciidanka Madaxtooyada. Ciidanka Tababbarka loo soo xiray ayaa ah kuwa sida…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saacadaha soo socda ee Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad Goboleedka Puntland. Madaxweyne…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha. Xasan Sheekh ayaa waxaa…










