Xilli ciyaareedka horyaalka La Liga ayaa gabagabo ku dhow iyadoo Real Madrid ay qarka u saaran tahay ku guuleysiga horyaalka ka dib guushii ay xalay ka gaareen Barcelona. Los Blancos…
Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Danjiraha dowladda Turkiga ayaa kaga qeyb-galay dusha markab dagaal oo ay leeyihiin…
RW Xamse oo Xaflad soo dhaweeyn ah u sameeyay Saraakiisha Markab dagaal oo uu Turkiga leeyahay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan soo dhaweeyn ah ku maamuusay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada Turkiga ee saarnaa markab dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Difaaca…
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdifitaax Qaasim iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Ibraahim Shiikh Muxudiin ayaa kulan kula qaatay Magaalada Nairobi Ee dalka Kenya Saraakiil…
Lafta-gareen oo dib ugu soo laabtay Baydhabo kadib baaqashadii Shirka Golaha
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa Dalka Dibaddiisa iyo Magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo…
Warmurtiyeed ka soobaxay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u qornaa sidan:- Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan hoggaamiyo waxay ugu horreyntiiba mudnaan gaar ah siisay xiriirka wada-shaqeyn ee…










