Author
Warsan Radio
Xubno ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo shir uga qayb galaya dalka Uganda
written by Warsan Radio
Guddoomiye Ku-Xigeenka Kowaad Ee Golaha Shacabka Baarlamaaka Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo wafdi ay hogaaminaysay ayaa Magalada Kampala ee dalka Uganda, kaga qaybgashay Shirweynihii 2aad ee Baarlamaannada…










