Askar ka tirsan Ciidanka Milliteriga Uganda ee UPDF iyo kuwa Boliska ayaa waxay ay Hawlgal khaas ah ka fuliyeen Guri ku yaalla deegaanka Kwate Zone, Komamboga ee Caasimadda dalka Uganda…
Warsan Radio
Maxaa ka soo baxay shirka Wasiirka Maaliyada XFS iyo mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed?
Wasiirka MaaliyaddaXukumadda Federal ka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shir muhiim ah kula yeeshay masuuliyiinta iyo maamulka Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed. Shirka ayaa diiradda lagu saaray sare u…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka mahadceliyay Taageerada Midowga Yurub ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga mahad celiyay taageeradooda joogtada ah ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha, horumarinta iyo mowqifka cad ee ay ka qaateen ilaalinta midnimada dhuleed…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ku nool dalka Kenya, isaga oo uga warbixiyey xaaladda Soomaaliya iyo qorsheyaasha horumarineed…
Maxa looga hadlay kulan ay Muqdisho ku yeesheen Beelaha dega degaannada Hirshabeelle ?
Kulan ay xalay isugu yimaadeen waxgarad, siyaasiyiinta iyo aqoonyahannada beelaha dega Hirshabelle ayaa looga hadlay aaya ka tashiga degaannada Hirshabelle iyo u diyaar garowga doorashada Hirshabeelle oo bilo ka dhimanyihiin.…
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Axmed Firin, Ayaa Shir Gudoomiyay Shirka Amniga Caasimada, Kaas oo Lagu Qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Inta shirka uu Socday waxaa looga hadlay …










