Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey dalka Tansaaniya halkaas oo xarun u ah Dallada Bulshada Bariga Afrika ee dhawaan ay ku biirtay Soomaaliya.…
Wararka aan ka heleyno magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in laga cabsi qabo inuu maanta magaaladaasi ku fataho Webiga Shabeelle ee dhexmara, kadib markii webiga uu biyo…
Guddoomiyeyaasha labada aqal ee BFS oo marti qaad rasmi ah ka helay dowladda Turkiga ayaa maanta ka qeyb galay shirka 5-aad ee Baarlamaanka Al-Qudus oo uu si rasmi ah u…