Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika uga qeybgalaya magaalada Nairobi Kenya. Shirkan oo ah mid heer madaxweyne ayaa…
Author
Warsan Radio
Ciidanka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo qorsheysan oo ammaanka lagu xaqiijinayay waxaa ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland. Ciidamada oo howgalo…
Wasiirka Degaanka KG oo kulan la qaatay Saraakiil ka socday Hay’adda Qaramada Midooday UNDP Somalia.
written by Warsan Radio
Baydhabo(WMN)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada KGS Diini Abdinur Mohamed oo ay weheliyeen Wasiirku xigeenka wasaaradda, Agaasimaha Guud iyo La taliyaal ka socday qeybta Deegaanka iyo Isbedelka Cimailada ee Wasaaradda…









