Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar saaka subaxdii hore ka dhacay degmadda Ceel-dheer gobolka Galgaduud. Ciidamada xoogga dalka soomaaliiyeed iyo kuwa deegaanka ee macawisleyda ayaa iska caabiyey weerarka ay…
Author
Warsan Radio
Wasaarada Amniga Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Colaada gobolka Galgaduud
written by Warsan Radio
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaanka Laandheer ee waqooyiga Galgalduud, waxayna laamaha ammaanka Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug…
Madaxweynaha maamulka Soomaaliland oo sheegey in dhawaan Itoobiya aqoonsaneyso.
written by Warsan Radio
Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta hortagey baarlamaanka maamulkaas,halkaas oo uu ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanayesa. Madaxweyne biixi ayaa soo hadal qaadey heshiiskii xaaraanta ahaa ee sanadkan…
Guddoomiyaha SoDMA oo Guddoomiyay Shirka qiimaynta khasaarahii ka dhashay El-Niño
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa guddoomiyey shir gaar ah oo ay yesheen qabanqaabiyeyaasha shirka lagu soo bandhigayo Warbixin dhammaystiran oo ku saabsan qiimaynta khasaarahii ka dhashay…










