Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Oslo ee dalka Norway. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si toos ah…
Warsan Radio
Ra’iisal Wasaare Xamse & sheekh Aadan Madoobe oo salaadda ciida ku tukaday Masjidka Isbahaysiga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya udane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta salaadda Ciidda Carrafo boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo salaadda Ciidda Carafo kula tukaday Masjid ku yaala dalka Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa salaadda Ciidda Carafo kula tukaday Masjid ku yaala magaalada Ankara Madaxweyne ku xigeenka dalkaasi…
Hawlgal lagu dilay Xubin ka tirsan Alshabaab oo ka dhacay gobolka shabeelada Hoose
Awdheegle(WMN)-Sarkaal ka tirsanaa Alshabaab ayaa lagu dilay howlgal qorsheysan oo Ciidanka Gorgor ay ka fuliyeen duleedka degmada Awdheegle ee Gobolka Sh/Hoose, Taliyaha Ururka 1-aad ee Gorgor Cabdisalaan Jaamac Xasan ayaa…
Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ayaa Lagu sameeyay degaano ka tirsan Buur-Hakaba
Buur-Hakaba(WMN)-Ciidanka Boliiska Gaarka Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa howlgal lagu Bacsanaayo kooxda al-shabaab ka sameyey Deegano Hoos yimaada Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay . Howlgalka Waxaa horkacyey Taliyaha Ciidanka daraawiishta…
Wasiir Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u fadhida Soomaaliya
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u fadhida Soomaaliya Marwo KAREN Johanson. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta…










