Xafiiska xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Arbacadi sheegay in duqeymaha Israel ay ka waddo Gaza “laga yaabo in ay si isdaba joog ah u jebiyeen mabaadi’da aasaasiga ah ee…
Warsan Radio
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geerida ku timid Guddoomiyihii hore BF Soomaaliya Professor Jawaari.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, oo ku geeriyooday maanta magaalada…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo tacsi u direy ehelada Prof Jawaari Alle ha u naxariistee
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyska iyo ehelka uu ka baxay Allaha u naxariistee, Guddoomiyihii…
Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyoodey magaalada Muqdisho.Tanina waa taariikhiisa oo koobanMaxamed Sh. Cusmaan jawaari waxa uu 7dii bishii December ee sanadkii 1945tii ku dhashay degmada Afgoye…
Maanta oo Sabti ahi waxaa xarunta golaha shacabka ee Villa Hargeysa ka furmaya kalfadhigga 5-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal. Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furaya kalfadhigga,…









